Dowlada K/Sudan oo 3 bilood u qabatay ajnabiga ku nool oo ay ku jiraan Soomaalida

Dowladda Koonfurta Suudaan ayaa amar cusub ku soo rogtay dad ajnabiga ah ee dalkaas ku nool oo ay ku jiraan Soomaalida. War ay soo saartay dowlada ayaa muddo saddex Bilood ah loogu qabtay dadka Ajaanibta ah ee ku sugan dalkaas inay isku diiwaangeliyaan kuna qaataan Warqadaha oggolaanshaha shaqada. Agaasimaha laanta Socdaalka dalka Koonfurta Suudaan John … Continue reading Dowlada K/Sudan oo 3 bilood u qabatay ajnabiga ku nool oo ay ku jiraan Soomaalida